WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO:- Xukun lagu riday Dhalinyaradii Kufsiga ka geysatay Goldogob

0

Maxkamada degmada Galdogob iyo guddi culimo ah oo loo xilsaaray inay go’aan ka gaaraan fal dambiyeedkii kufsiga ahaa ee ka dhacay Galdogob ayaa lagu soo waramayaa inay soo saareen xukunka raggii dambigaas.

Xukunka laguriday raggan ayaa ah Jeedal iyo magdhow, iyadoo loo maray shareecada Islaamka sida ay dhigayso.

Weli go’aanka si rasmi ah looguma gudbin warbaahinta, iyadoo la filayo in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo marka ay halkaasi gaaraan ciidamo katirsan Puntland oo loo xil saaray inay la wareegaan ammaanka maxaabiista.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO