TOOS U DHAGEYSO:- Majaajiliiste Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) "Nin Madoow Oo Markii Aad Fiiriso Malakul Moowd U Eg Ayaa I Xiray".

0

Majaajiliiste Cabdi Muriidi dheere (Ajakis) ayaa maanta laga dejiyay magaalada Muqdisho kadib markii lagu xira shalay Magaalada Hargeysa, laguna soo celiyay Muqdisho
Ajakis oo u warramay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay inuu xiray nin kuu ku sifeeyay malakul mowd oo kale, kadibna xabsi lagu tuuray, wuxuu intaas ku daray in uu ku xanaanusaday xabsiga.

Cabdi Muriidi dheere ayaa caddeeyay inuu Jirdil kula kacay maareeyahay Garoonka Diyaaraha Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland, kuna qabsaday wararka uu ka sheegay Siilaanyo.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media