DHAGEYSO:- Hanti dhowraha “Ma jirto Hanti Qaran oo la boobayo xiliga kala guurka”..

0

Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti dhowraha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin Cid Hantiada kaga faa iideysan karta xiliga dalku uu ku jiro kala guurka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Xafiiskiisa uu ka war hayo Hantida Qaranka iyo hadii ay jiraan masuuliyiin si qaldan u isticmaalay Hantida Qaranka.

Waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan dhageysan dacaayadaha laga faafinayo masuuliyiinta Dowladda isla markaana aysan jiri doonin cid ku takri fali karta Hantida Dowladda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-