DHAGEYSO:- Gaadiidleyda Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab oo Arrimo badan ka Cabanaya

0

Darawaliinta Gaadiidleyda ka shaqeysa Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ayaa Cabasho ka muujiyay shaqo la’aanta heysata.

Waxa ay sheegeen in ay inta badan Qaxootigii ku noolaa Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab dib ay ugu laabteen Soomaaliya.

Waxa ay sidoo kale eedeen in jeediyeen Dowladda Kenya oo ay ku eedeeyeen arrimo dhowr ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-