DHAGEYSO:- C/raxmaan Ciro “ Hadii Xisbigeyga guuleysta waxaa uu Xooga saari doonaa wax ka badalka Siyaasada Somaliland”..

0

Musharax Madaxweyne Xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Barbara ee Somaliland.

Waxa uu sheegay in hadii Xisbigooda uu ku guuleysto Xilka Madaxtinimo ee Somaliland in uu wax badan ka badali doono siyaasada Maamulka Somaliland.

Waxa uu sidoo kale sheegay in uu ka shaqeyn doono hormarinta degaanada Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-