DAAWO:- Salaad Cali Jeelle oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si la yaab leh uga hadlay Doorashada Soomaaliya ee dib u dhacday iyo Qabyada uu sheegay inuu Dhamaystiri Doono madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.

“QABYADA uu sheegay Madaxwayne Xasan markaanu u fariisanay Waxaa noosoo Baxday inuu leeyahay ” Hantidii Qaranka Anigoo oo aan dhamaysan ayaa Waqtigu iga dhamaaday, ee waxaan Rabaa inaan iibsado Dhulkii Dawlada iyo Hantidii ma guurtada ahayd, oo Wakhtigii ayaa iga dhacay anigoon dhamaysan ee iigu sii dara” Ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.

Ugu danbayntii Wuxuu alle uga Baryey inuu Bulshada Soomaaliyeed ka dulqaado Abaaraha, Una Shubo Raxmaadkiisa.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=rOLI1PR25VM