DHAGEYSO:- Haweenka Puntland oo War ka soo saaray dhacdadii ka dhacday Goldogob

0

Ururka Haweenka Maamulka Puntland ayaa ku baaqay in Maxkamad la horkeeno dhalinyaradii ka dambeysay kufsi wadareedkii Degmada Goldogob loogu geystay Gabdho Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Maamulka Puntland Fartuun Cali Jaamac oo la hadashay warbaahinta ayaa waxa ay sheegtay kufsigan in uu yahay mid ku soo badanaya Haweenka Puntland, hadii aan wax laga qaban.

Waxa ay sheegtay muhiim in ay tahay in cadaalada la horkeeno raggii falkan geystay, si dambigii ay galeen ciqaabtiisa loo marsiiyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-