DAAWO MUUQAAL:- Farmaajo Hogaamiye ku dayasho Mudan Daawo wuxuu Muqdisho ka sameeyay

0

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka sameeyay Talaabo aysan horey u qaadin Musharixiinta kale ee u taagan Xilka Madaxwaynaha.

Farmaajo, oo ka jawaabaya codsi kaga yimid dhalinyarada is xilqaatay ee UBAXA CAASIMADA, ayaa wuxuu kaalmo maaliyadeed oo mug leh-na ka geystay sidii wadooyinka caasimada loogu heli lahaa calaamadaha muhiimka badbaadada nafta muwaadinka, dabadeedna loo dhireyn lahaa.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=FJinnDHDZM4