DAAWO:- XAGJIRKA Iyo Noocyada Dhalinyarada Qurbaha. Sheekh Saciid Cali

0

Waa barmaamijkii 3aad ee barmaamijyo 4 ah oo aan kaga hadlayno noocyada dhaliinyarad Soomaalida ee qurbaha degan. Barmaamijkii labaad waxa aan ku soo bandhignay nooc ka mida noocyada sadaxda aha ee an u qaybinay dhaliinyarada (XAQA DIIDE).

Barmaamijkan waxa aan kaga hadlayno nooca labaad oo aan u bixinay XAGJIR. Fadlan hoos ka daawa asxaabtaadana la wadaag ajar iyo xasanaad Alllah ha kaa siiyo.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO