DHAGEYSO:- Dadka ku nool Suuj iyo Garmaal oo ay soo foodsaartay Cabsi ay ka qabaan Al-shabaab iyo Hal Arrin oo la shaaciyay

0

Wararka ka imaanaya Xeebaha Gobolka Nugaal gaar ahaan Degaanada Suuj iyo Garmaal oo uu ka dhacay Sanadkii hore Dagaal dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab ayaa hadda waxaa la soo sheegayaa in dadka ku nool halkaas ay qabaan Cabsi Xoogga.

Dadka ku nool Degaanada Suuj iyo Garmaal ayaa laga soo xigtay in ay ka Cabsi qabaan in Al-shabaab ay ku soo dhex dhuutaan Dadka Hayaanka ah ee ku qul qulaya Degaanada Xeebaha Puntland oo roob ku da’ay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-