TOOS U DHAGEYSO:- Xildhibanadii Mooshinka Ka Keenay Madaxweynihi hore Guuleed oo labo garab u kala Jabay iyo Xiisada oo sii xoogeysatay

0

Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug oo intiisi ugu Badnaa Ay Shaaciyeen inay Xilkii Ka Qaadeen C/kariin Xuseen Guuled Ayaa Waxa Ay Sheegeen Xildhibaanadu in C/kariin Aysi Sharci Ah Xilka uuga Qaadeen Xildhibaanada.

Xildhibaan C/qaadir Cali Diirshe oo isna Ka Mid Ah Xildhibaanada Galmudug Kana Soo Horjeedo Xilka Qaadista C/kariin Guuleed Ayaa Sharci Daro Ku Tilmaamay Sida Xildhibaanada Ay Shaaciyeen Wuxuuna Sheegay in uusanba Furneen Kala Fadhi Baarlaman.

Baarlmaankii Mooshinka xilka uga Qaaday Madaxweyne Gulled aya hada u kala Jabay Labo garab waxana hada Cadaado ka Taagan arimo Xasaasi ah.

 

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO