DHAGEYSO WAREYSI:- Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Doorashada socota

0

Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda dalka Soomaaliya iyo doorashooyinka ka socda.

Madaxweyne Geelle ayaa xaruntiisa madaxtooyada Djibouti VOA ku siiyay wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya, oo uu uga hadlay arrimaha Djibouti iyo Soomaaliya labadaba.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA