DHAGEYSO WAR CUSUB:- Idaacada Al-shabaab oo Wareysatay Saraakiil iyo askar ka soo Goostay Maamul Gobaleedyo Badan

0

Askarta la soo bandhigay ayaa ah afar askari kuwaasi oo saddex ka mid ah ay kasoo goosteen maamulka Jubaland  oo uu Hogaamiyo  Axmed Madoobe halka midka afaraad oo ka yimid dhanka degmada Diinsoor ee gobalka Baay uu kasoo goostay maamulka  Koonfur Galbeed oo uu Hogaamiyo Shariif Sakiin.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus oo ku hadasha afka shabaab ayaa baahisay wareysi ay la yeelatay askaritaasi Towxiidka loogu qabtay qeybo ka mid ah wilaayada Jubbooyinka’waxeyna askartaasi carabaabeen iney si aad ah ugu faraxsanyihiin Towbada Allaah uu waafajiyay iyo iney kusoo biiraan safka Muslimiinta.

HALKAAN KA DHAGEYSO