DHAGEYSO:- Xasan Sheekh oo ka hadlay Heshiiska ay Wada gaareen Madaxda Galmudug iyo Puntland

0

Madaxweynaha Waqtigiisa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay heshiiska ay wada gaareen Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiskaas uu yahay Muhiim isla markaana dan u ah shacabka Magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-