DAAWO:- Maxaa kala qabsaday Musharax Madaxweyne C/raxmaan Faroole iyo Geelkii usoo Martiyay?..

0

Guriga madaxweynihii horre ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa waxaa maanta usoo martiyay Qaalin yar oo geel ah oo aan cidina wadin.

Sawiro laga qaaday ayaa muujinaya in geelaan uu kasoo qaxay abaarta ka jirta deegaanada Soomaaliya.

Madaxweyne horre Cabdi-raxmaan Faroole ayaa kusii daayay gurigiisa si ay ucunto cagaarka gurigiisa.

Hoos ka Daawo Sawirada:-