AKHRISO:- Magacyada iyo Beelaha Shanta Xildhibaan ee doorashadooda lagu laabanayo

0

Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa War ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in dib loogu laabanyo shantaan kursi ee hoos ku qoran.

1-Maxamed C/llaahi Xasan Nuux Hirshabelle Qabiilka Jidle

2-Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Koofur Galbeed  Digil Macalin weyne

3- C/qaadir Maxamuud Gaafow Galmudug Murarsade

4-Cabdi Maxamuud Maxamed Puntland Ugaar Saleebaan

5-Cabdulaahi Maxamed Aadan Jubbaland Gaaljecel