TOP DHAGEYSO:- Ciidamo ka tirsan Puntland oo xabsiga la dhigayo lana maxkamadaynayo+OGOW Sababta.

0

Gudoomiyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Puntland Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa markale ku celiyey in maxkamad lasoo hortaagi doono ciidamo katirsan kuwa dowladda oo aan wax tallaabo ah qaadin markii ladilayey AUN xeer ilaaliyihii guud ee maxkamadda ciidanka qalabka sida.

Cabdifataax Xaaji Aadan wuxuu sheegay in askartaa xil gudasho la’aanta ku eedaysan iyo taliyayaasha saildhigyada aagaba lala xisaabtami doono.

HALKAAN KA DHAGEYSO