DHAGEYSO:- Xisbiga Talada haya ee Somaliland oo go’aano lidi ku ah Dowladda Soomaaliya soo saartay

0

Xisbiga Kulmiye ee Somaliland ayaa eedeyn u jeediyay Xisbiga Wadani ee Somaliland.

Xisbiga Wadani ayaa waxaa lagu eedeeyay in Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay Shir qarsoodi ah kula qaateen Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Afhayeenka Guud ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Xasan Gaafane ayaa shir Jaraa’id Hargeysa ku qabtay, kana hadlay arrimahaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-