DHAGEYSO:- Taliska Booliiska Gobolka Mudug oo ka hadlay Xaalada amaan ee Gaalkacyo

0

Taliye Ku Xigeenka qeybta Booliiska Gobolka Mudug ayaa ka warbixiyay xaalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan sidii nabad waarta loogu heli lahaa Magaalada Gaalkacyo.

Waxa auu sidoo kale sheegay in ay ka shaqeyaan mar walbo sugiga amniga iyo xasiloonida Magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-