DHAGEYSO:- Ilhaan Cumar oo sheegtay iney ka war heyneyso Caruurta Agoonta eek u nool Magaalada Qardho

0

Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha Wakiilada ee Dalka Mareykanka ayaa gaartay Magaalada Qardho ee Puntland.

Ilhaan Cumar ayaa markii ay tagtay Magaalada Qardho waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Gobolka iyo kan Magaalada iyo dadweyne aad u fara badan.

Ilhaan Cumar ayaa booqatay Xarunta Agoonta Magaalada Qardho iyo Xarumaha ay dadka danyarta ah wax ku bartaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-