DHAGEYSO:- Xildhibaanada Baarlamaanka HirShabeelle oo Mar kale Fursad siiyay Madaxweyne Cosoble

0

Kulan ay maanta Magaalada Jowhar oo Xarun u ah Maamulka Hirshabeelle ay ku yeesheen Golaha Wakiilada Maamulka Hirshabelle ayey Mudo Labo Bilood ah ay waqtiga ugu kordhiyeen Madaxweynaha Maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble inuu soo dhiso Golaha Cusub Ee Wasiirada.

Xildhibaanada ayaa sheegay in Mudadii hore ee Madaxweynaha ay u qabteen inuu ku soo dhiso Golaha Wasiiradda ay ka dhamaatay islamarkaana hadda la siiyay Fursad dhan Labo Bilood oo laga sugayo inuu ku soo dhiso Xukumad.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa horay u sheegay in soo dhisida Xukumaddiisa ay dib u dhigtay Doorashada Labada Aqal ee lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Hoos ka Dhageyso Codka:-