DHAGEYSO:- Odayaal Fariin adag u diray Madaxweynaha Somaliland

0

Odayaal iyo Waxgarad Kulan ku yeeshay Magaalada Buuhoodle ayaa Fariin Codsi ah u diray Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo.

Odayaashan iyo Waxgaradkan ayaa ka dalbaday Maamulka Somaliland iney sii daayaan C/salaam C/llaahi oo Muddo labo bilood ah ku xeran Magaalada Hargeysa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-