DHAGEYSO:- Ganacsiga Xoolaha Nool ee Suuqa Gaalkacyo oo hoos u dhacay iyo Sababta oo la ogaaday

0

Tan iyo Markii Magalada Gaalkacyo ay ka Dhaceen Dagaalo u Dhaxeeya Galmudug iyo Puntland Waxaa Hakad wayn uu ku yimid Ganacsiga labada Dhinac isaga Kala Gooshi jiray Madama Wadooyinka Magaladaasi halak ay iska galaan Labada dhinac ay   kala xirteen Ganacstada maamuladaaasi

Qudaarta aya waxa ku yiimid Hoos u dhac , Sidoo kale Waxa Hoos   u dhac uu ku yimid Qiimaha Xoolaha nool ee Gaalkacyo taasi oo loo anaynayo arimo ku saabsan xirnaanshaha wadooyinka labada dhinac ee Gaalkacyo kaasi oo  dagaaladii gaalkacyo ku xirmay.

Hoos ka Dhageyso Warbixinta:-