MUUQAAL XIISO BADAN:- Dadka Soomaalida si aan la fileyn u qiimeeyay Waxqabadkii 4-ta sano ee Xasan Sheekh

0

Madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu mar kale u sharxsan yahay xilka.

Wuxuu halheys ka dhigtay DHAMEYSTIRKA QABYADIISA, sidaasoo ay tahay ma cadda waxa uu qabyeeyay, halka dad badan ay aamisan yihiin inuusan waxba qaban, muuqaalka Dalsoor ka daawo aragtida dadka ka qabaan musharaxan.

HALKAAN KA DAAWO