DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Sheekh Bashir “ Macsi Weynaatay Waaye in Gabdhaheena Muslimiinta ah in Dhar Sport loo geliyo Niman Ajaaniib ah ay ku hor dheelaan”

0

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si kulul ugu hadlay tartanta Kubbada Kolleyga Gabdhaha Soomaaliyeed ee Maanta ka furmay Magaalada Garoowe.

Sheekh Bashiir ayaa sidoo kale sheegay in la doonayo in la fasahaadiyo Gabdhaha Muslimiinta ah, lana doonayo in Cooradooda banaanka la soo dhigay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay marar badan kala hadleyn Wasaarada Cayaaraha iyo Maamulka Gobolka Banaadir balse aysan dhageysan hadalkooda iyo talooyinkooda.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Bashiir:-