WAR DEG DEG:- Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Goordhow Muqdisho ka soo dagay

0

Ra’iiusulwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka mid ah Siyaasiyiinta Saameynta ku leh bulshada Soomaaliyeed ayaa Saaka lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Maxamed Cabdulaah Maxamed Farmaajo ayaa waxaa uu ka mid yahay Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya.

Soo dhaweyntiisa ayaa waxaa ka qeyb qaatay Qaar ka mid ah Bulshada kunool Magaalada Muqdisho.