WAR DEG DEG:- Masuul culus oo Puntland Shaqada ay ka joojisay

0

Maamulka Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Mudug ee Puntland Cabdiwaaxid Cabdulaahi Warsame ka dib markii la sheegay in gaadiid Xamuul ah oo ku xanibnaa Waqooyiga Gaalkacyo uu usoo gudbiyay dhanka Galmudug.