TOP DHAGEYSO:- Warbixin lagu soo bandhigayo Madaxda Daacada ah iyo Kuwa Tuugada ah iyo Safarada ay galaan Madaxda Soomaalida

0

Xildhibaan hore Cabdi Barre oo hada ku sugan dalka Mareynkanka ayaa sheegay inuu sii wadi doono warbixinada la xiriira safarada madaxweynaha Soomaaliya uu sameynayo.

Cabdi Bare ayaa sheegay in warbixintaas uu uga gonleeyahay sidii uu bulshada ugu soo bandhigi lahaa madaxda daacada iyo kuwa aan ka shaqeeneen danaha shacabka Soomaaliyeed

Cabdi Barre ayaa sheegay in madaxweynaha hada waqtigiisa idlaaday ee Xasan Sheikh uu ku tagri falay hantidii dalka,islamarkaana danihiisa gaarka uu isticmaalay.

Wuxuuna carabka ku adkeeyay inuu Xasan Sheikh galay safari aan caadi ahayn oo ka badan safarada madaxweynayaasha Soomaaliya Soomaaliya.

HALKAAN KA DHAGEYSO