TOOS U DHAGEYSO:- Xaalad deg deg ah oo looga dhawaaqay Deegaanada Galmudug

0

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan oo la hadlay warbaahinta ka howlgasha Gaalkacyo ayaa waxa uu sheegay in abaarta ka jirta gobolka mudug ay ka sii dareyso heerka ay mareyso isagoona ugu baaqay dadka ka soo jeeda gobolada dhaxe in ay ka qeyb qaatan sidii gurmad deg deg ah loo gaarsiin lahaa qoysaska ay abaaraha saameyeen .

Gudoomiyaha ayaa waxa uu intasi ku daray in qoysaska xoola dhaqata ah ay bilaabeen in ay soo cararaan magalooyinka si ay u bad badiyan noloshoda.

HALKAAN KA DHAGEYSO