DHAGEYSO:- Weerar ka dhacay Berlin iyo 12-ruux oo geeriyootay

0

Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka, waxa fiidkii Isniintii ka dhacay weerar loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada, kaas oo dad ka dukaameysanayay goob ku taalla magaaladaasi la jiirsiiyay.

Ugu yaraan 12 ruux, ayay sheegeen ciidamada boolisku inay dhinteen, ayna sidoo kale dhaawacmeen 48 kale, iyadoo qofkii waday gaarigana la sheegey in uu ahaa nin u dhashay dalka Polland.

HALKAAN KA DHAGEYSO