DHAGEYSO:- Faahfaahino cusub oo laga helayo Soomaali lagu weeraray Switzerland

0

Xaley Salaadi maqrib kadib waqtiga bartamaha Yurub, ayaa waxaa la weerarey Musaajid ku yaala bartamaha magaalada Zurich ee dalka Switzerland, halkaas oo lagu dhawaacey saddex ruux oo ka mid yahay Imaamki tujiyey Salaadda Maqrib, kaas oo magaciisa lagu soo koobey Sheekh Mustafa.

Weerarkan oo la sheegay in uu geystey nin bistoolad ku hubysnaa, ayaysan boolisku illaa iyo hadda sheegin cidda ka dambeysa. Jaamac Buulle Jaamac, ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

HALKAAN KA DHAGEYSO