DAAWO:- Madaxwaynaha Ruushka oo si kulul uga hadlay Dilkii Safiirka

0

Madaxwaynaha Dawlada Ruushka Vladimir Putin ayaa Ka hadlay Weerar Lagu dilay Safiirkii Dawlada Ruushka u Fadhiyey Dalka Turkiga, Wuxuuna sidoo kale dalbaday in la Cadeeyo cida uu Amarka ka qaadanayey Ninka dilka gaystay.

Duqa magaalada Ankara ayaa sheegay in ninka toogashada ku dilay safiirkii Ruushka ee Turkey uu ka tirsan yahay booliska.

Ninkan hubeysan ayaa safiirka toogasho ku dilay isagoo khudbadaynaya magaalada Ankara. Haddaba toogashadan maxay ka baddali kartaa xiriirka Turkey iyo Ruushka?

HALKAAN KA DAAWO