DHAGEYSO:- Gaadiidleyga Kismaayo ooh al Arrin Walaac ka muujiyay iyo Maamulka Jubbaland oo aan weli ka hadlay

0

Gaadiidleyga Magaalada Kismaayo ayaa Maamulka Jubbaland ka codsaday iney furan wadooyin kale maadaama sida ay sheegeen ay yar yihiin Wadooyinka Kismaayo.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay muhiim tahay in la balaariyo wadooyinka Kismaayo maadaama ay soo bateen gaadiidka.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in gaadiidka Madaxda lagu galbinayo ay dhibaatooyin weyn kala kulmaan isla markaana ay Wadada ku ciriiriyaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-