Daawo Adoo Gurigaaga Joogo Kaa Caawineyso Inaad Ka Takhulusto Miisaanka Iyo Hergabka.

0

Warbixinta waxaa lagu sheegay in ay jiraan cilmibaadhiso badan oo caafimaad oo ka warramaya faa’idooyinka tirada badan ee malabku uu u leeyahay caafimaadka aadamaha. Faytamiinnada tirada badan ee malabka ku jira iyo waxyaabaha dabiiciga ah ee uu ka samaysan yahay ayaa ay khubaradu sheegeen in ay keentay in malabku uu aad u xoojiyo hab-dhiska difaaca jidhka, oo uu xanuunada la dagaalamo, kana qaybqaato la dagaallanka