DHAGEYSO:- Musharaxiin go’aan adag ka soo saaray doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Cadaado ka socota

0

Musharaxiinta u tartameysa Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka imaanaya deegaanada Galmudug ayaa Kulan adag oo ay Cadaado ku yeesheen Waxa ay kaga hadleyn doorashada ka socota Cadaado.

Waxa ay sheegeen in doorashada ka socota Cadaado uu ka jiro Musuq balaaran isla markaana Cadaado aysan ka socon doorasho Xalaal ah.

Sidoo kale Musharaxiinta ayaa waxa ay sheegeen in Maamulka Galmudug iyo Guddiga doorashada ay wadaan Arrimo lidi ku ah Ololahooda Musharaxnimo ee ka mid noqoshada Xubnaha Aqalka Hoose.

Hoos ka Dhageyso Codka:-