TOP DHAGEYSO:- Waraabe Dad ku cunay Shabeelaha Dhexe iyo Dad badan oo….

0

Wararka laga helayo Degmada Balcad ee Gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi xayawaanka loo yaqaano Waraabaha uu dad badan ku cunay Degaano hoostaga Degmadaasi.

Qof ka mid ah Dadka Degaanka ayaa shaaca ka qaaday in Waraabaha uu cunay ilaa iyo 5 Ruux.

Waxaa sidoo kale ay qeexday in ay isaga barakacayaan Xaafadaha iyo Degaanada ku dhow Magaalada Balcad maadaama waraabaha uu soo galay qeybo ka mid ah halkaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO