TOP DHAGEYSO:- Masuuliyiinta Maamulka Galmudug oo Kulan Deg Deg ah isugu yimid, Maxaa looga hadlay ?

0

Magaalda Wisil ee Bariga gobolka mudug ayaa waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Jaamac Maxamed Salaad sheelare iyo xubna kale oo ka tirsan Dowlada Galmudug,

Socdaalka wasiirka ayaa waxaa qeyb ka ah gudoomiyaha dagmada hobyo cabdulaahi Faat waxaana safarka uu halkaasi uu ku gaaray wasiirka lagu sheegay sidii uu qiimeyn ugu sameyn lahaa abaaraha xoogan oo xilligaani ka jirta deegaanada hoose yimaada bariga gobolka mudug.

Yoonis Axmed Daleel a yaa warbaahinta u sheegay in wasiirka uu la kulmay qeybaha bulshada isagona xusay in uu kala hadlay xaalada abaared ee deeganadasi

HALKAAN KA DHAGEYSO