Doorashada Xubnaha Beelaha Banaadiriga ee Aqalka Hoose oo Muqdisho ka socota

0

Doorashada Aqalka Hoose ee beelaha Banaadiriga ayaa wali ka socota Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Doorashada  oo ay saakay ku tartamayaan labo Haween ah ayaa lagu soo waramaya in ay soo Baxday Fahmi Axmed Nuur oo heshay 51 cod.

Doorashada beelaha Banaadiriga ayaa wali ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana maanta lagu wadaa in la doorto kuraas kale.