DHAGEYSO:- Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo Eedeyn Kulul u jeediyay Madaxda Dowladda iyo Guddiyada doorashada

0

Cali Xaaji Warsame oo kamida musharixiinta kasoo jeeda degaanada maamulka Puntland ayaa sheegay in gudiga doorashooyinka aya doonayaan qorshe ay ku dadajinayaan doorashooyinka dalka kadib markii marar badan ay dib u dhacday.

Waxa uu sheegay in taasi ay tahay mid dana gaar ah laga leeyahay islamarkaana muhiim ay tahay in barlamaanka cusub ee wali ay socoto dorashadiisa loo madax baneeyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-