TOP DHAGEYSO:- Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland oo war la yaab leh ku dhawaaqay xilli Gaalkacyo ay qarka u saaran tahay dagaal labaad.

0

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliiif ayaa maanta ku dhawaaqay in colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo la hakiyo inta abaaruhu ka jiraan dalka, si ilaaheey raxmadiisa loo helo islamarkaana loo aqbalo Roobdoonta magaalada Gaalkacyo labadeeda dhinac laga sameeyay.

“War colaada naga joojiya, haddeydaan xitaa joojinayn, bal hakiya inta abaaraha lagu jiro, si roob loo elo,” ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Khaliif Abgaalow oo maanta Gaalkacyo kaga qeyb galay salaad roob doon ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO