DHAGEYSO:- Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo ka warbixiyay doorashada Maanta ka bilaabatay Muqdisho iyo qaabka ay ku soconeyso

0

Doorashadaan ayaa oo ah mid loogu tartamaayo ka mid noqoshada Aqalka Hoose ayaa maanta ka furantay xarunta gadiidka Police-ka ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Gudiga dorashoyinka dadban ee Soomaaliya Abukaate Cumar dhageey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in doorashada Muqdisho ka furantay maanta ay tahay mid loogu tala galay beelaha Dir,Surre,iyo Banaadiri.

Waxa uu tilmaamay in ay raja wanaagsan ka qabaan in ay kusoo dhamaato sidii loogu talagay.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Maalmaha soo socda ay howlaha doorashada ku Wareejin doonaan Baarlamaanka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Guddoomiya:-