TOOS ULA SOCO:- Ciidamada Puntland oo Madaafiic ku weeraray Galmudug iyo Xaalada Gaalkacyo oo…

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ay weerar madaafiic ah ku qaadeen ciidamada Galmudug ee ku sugan Kantaroolka Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo.

Lama oga khasaaraha ay dhaliyeen madaafiicdaas ay tuureen ciidamada Puntland waxaanse ilaa iyo hada iyana la ogayn sababta ka dambaysa in madaafiic ay soo tuuraan Maleshiyadka Puntland

Saaka ayaa xaaladu tahay mid aan Sii Buurnayn dadkuna waxaa soo wajhday xalad cabsi madaama aan la ogeyn sababta ka Danbeysa Waearada Qardoodida ah ee Gaalkcyo ku soo noq noqaday