DHAGEYSO:- Aadan Madoobe oo ku guuleystay kursiga Baarlamaanka

0

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku guuleystay kursiga Baarlamaanka, kadib markii uu ku soo baxay Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo.

Aadan Madoobe ayaa oo helay codad gaaraya 49 cod ayaa waxa uu ka guueystay Faadumo Maxamed Axmed, kadib markii ay tanaasushay, waxaana uu ka mid noqday xildhibaanada Baarlamaanka cusub.

Ergooyinka ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa soo dooranaya xubnaha xildhibaanada ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.

Doorahada Aqalka Hoose oo saakay ka bilaabatay Magaalada Baydhabo ayaa weli socota, waxaana la filayaa in ay xubno kale ku soo baxaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

F:1 I:S QT:1 MT:+85
F:1 I:S QT:1 MT:+85