TOOS U DHAGEYSO:- Ninkii Watay Gaarigii Qarxay Shalay “ Daruuf ayaa I heysay inan isqarxiyaa rabay, aduunyada ayaa ka quustay”..

0

Ninkii isqarxim rabay oo ay Ciidamada amaanka gacanta ku dhigeen watayna gaarigi ku qarxay Suuqa Beerta ee Muqdisho ayaa warbaahinta u sharaxay qaabkii uu isku qarxin rabay.

Waxa uu sheegay ninka in uu aduunyada ka quusto noloshana uu dhisaday ayna keentay in uu damco in uu isqarxiyo.

Ninka ayaa ka warbixiyay halkii Qaraxa loogu soo dhiibay iyo Cida sooo abaabushay qorshaha Qaraxa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

 

4 1 2 3