DHAGEYSO+SAWIRO:- Wasaarada Caafimadka Galmudug oo Isbitaalada Cabudwaaq Gaarsiisay Daawoyin kala duwan

0

Wasaarada Caafimaadka Maamul Goboleedka Galmudug ayaa Maanta Dawo Gaarsiisay Qaar ka mid ah isbitaalada ku yaala Magaalada Caabudwaaq gaar ahaan Isbitalka Dhimirka ee Shifo Mental Hospital iyo Isbitaalka Amaan Hosbitaal.

Wasiiro Dowlaha Wasaarada Caafimadka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Ku wareejiyey Maamulada labada isbitaal Dawooyin isugu jira qaybo badan waxaana uu sheegay in ay tahay bilow fiican ee wasaarada caafimaadku ay wax kaga qabanayso baahida dhinaca cafimaadka ah ee ka jira deegaanada Galmudug isagoo sheegay in sanadka cusub ay jiraan qorshaal u dagsan wasaarada Caafimaadka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

1 2 3 4 5 6