DHAGEYSO:- Somaliland oo baareysa nin maxbuus ahaa oo isku dhex dilay Xabsiga Magaalada Berbera

0

Nin ku jiray Xabsiga Magaalada Berbera ayaa la sheegay in uu isku dhex dilay gudaha Xabsigaasi ka markii la sheegay in uu ku dhibtooday Xabsiga.

Maamulka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keenta inuu ninkaan isdilo iyo Xaalada guud ee Maxaabiista Xabsiga Magaalada Barbara.

Axmed Faarax oo ah Wasiirka Wasaarada Cadaalada Maamulka Somaliland ayaa Warbaahinta u sheegay in Ninka isku dhex dilay gudaha Xabsiga Barbara uu yahay Nin Madaxa loogu jiray isla markaana aan Caafimaadkiisa dhameystirneyn.

Hoos ka Dhageyso Codka:-