DHAGEYSO:- Puntland oo soo bandhigtay qorshe wax looga qabanyo Abaaraha ka jira deegaanadeeda

0

Iyadoo Degaanada Maamulka Puntland ay ka jiraan Abaaro daran oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ayaa Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Nugaal waxa ay soo bandhigeen qorshooyin ku aadan habka Abaarahaasi ay wax uga qaban lahaayeen.

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland Cumar C/laahi Faraweyne ayaa sharaxay qaababka ay ku doonayaan in ay gurmad ugu sameeyaan Qoysaska ay Abaaraha saameeyeen.

Guddiga Abaaraha Puntland iyo Madaxda Maamulkaasi ayaa ku baaqay kal hore in gar gaar deg deg ah loo fidiyo dadka ay saameynta xoogan ku yeelatay Abaarta xoogan ee ka jirta Degaanada Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-