DHAGEYSO:- Maxaa saakay ka jira Galbeedka Magaalada Gaalkacyo iyo odayaasha Galmudug oo ka shifay Arrin Muran ka taagneyd

0

Maalmihii ugu dambeysay ayaa waxaa so baxayay warar sheegay in ciidamada puntland ay joogaan galbeedka Gaalkacyo isalmrkana ay si toos ah uga biya diideen in ay ka guuraan deeganadii dhawaan gudiga nabadeynta ay ka saaren ayaa haddane damaca puntland ee ku aadan dooxada galbeedka ee Gaalkacyo waxaa ka shifay qaar ka mid ah odayaasha Galmudug.

Mid ka mid ah odayaasha Galmudug oo la hadlay warbahinta ayaa waxaa uu shegay in ay socdaan dhaq dhaqaqyada ciidamada puntland ay ka wadaan galbeedka Gaalkacyo isalmrkaana wuxuu si cad ah u shegay in ciidamada aysan ka guurin qeyba ka mid ah dooxada .

Wuxuuna dhinac kale uu tilmaamay in galmudug ay isha ku hayso hayso daan daansiga Maamulka Cabdi wali gaas balse waxaa uu xusay in Galmudug aysan mar dambe dul qaadan doonin Arimhaasi.

Maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in aysan diyaar u aheyn xabad joojintii iyo ciidamadii la kala qaaday.

Hoos ka Dhageyso Codka:-