DHAGEYSO:- Maamulka Gobolka Banaadir oo Sharaxaad dheeri ah ka bixiyay Qaraxii ka dhacay Suuqa Beerta ee Muqdisho

0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta Warbaahinta usoo badhigay ragii ka shaqeynaayay garaashkii lagu so diyaariyay Gaarigii ku qarxay Suuqa Beera ee Muqdisho.

Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in ay muhiim tahay in shacabka ay sii laba jibaaraan la shaqeynta Hay’adda amaanka.

Waxa uu sidoo kale faah faahin ka bixiyay khasaaraha guud ee ka dhashay Qaraxii gaari ee shalay ka dhacay Suuqa Beerta ee Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-