DHAGEYSO:- Xildhibaano Cusub oo Maanta lagu doortay Magaalada Jowhar

0

Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Jowhar ee magaalada madax Dowlad Gobolleedka ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu doortay seddex (3) mudane oo kala ah:

  1. Maryan Axmad Haaruun oo ku soo baxday 32 cod
  2. Max’uud C/laahi Axmad oo ku soo baxay 38 cod
  3. C/rasaaq Axmad Max’ad oo ku guuleestay 28 cod.

Haddaba wadarta guud ee illaa hadda la soo doortay ayaa noqoneysa 24 xildhibaan iyadoo ay dhiman tahay 13 xubnood oo lagu wado in la soo doorto maalmaha soo socota.

Hoos ka Dhageyso Codka:-